Jamaal Caraaye “Safiir Yoonis markuu ogaaday inuu beddel yahay ayuu go’aansaday wixii uu sii qaadan karo iyo wixii uu qasi karo inuu qaso”

Dhowrkii cisho ee u dambeeyay qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaalida Magaalada Antwerpen & Magaalooyinka ku dhowdhow ayaa siyaabo kala duwan aragtidooda kaga dhiibanayay howlaha ka soconaya safaarada Soomaalidu ay ku leedahay Magaalada Brussels ee waddanka Beljium-ka. Qaar ka mid ah dadka la soo xiriiray warbaahinta, waxeey sheegeen in safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub … Continue reading Jamaal Caraaye “Safiir Yoonis markuu ogaaday inuu beddel yahay ayuu go’aansaday wixii uu sii qaadan karo iyo wixii uu qasi karo inuu qaso”